|
|||||
WAJAALE NEWS
Itoobiya Oo Ky Axada ka Dhici Doonto Doorasho.
May 22, 2015 - Written by Wariye:
in kasta oo dawladda haatan talada wadan kaasi haysa la filayo inay si fudud ugu guulaystaan doorashadan markii shanaad. Hadana xisbiyada mucaarad ka ah ayaa ku jira Ololahooda. Sida ay ku soo waramayso wariyaha VOA da ee Addis Ababa Marthe van der Wolf, ilaa 58 xisbi siyaasadeed ayaa ku loolamaya Doorashada qaran ka ee dalka Ethiopia ka dhacaysa maalinta Axada 24 May.
Hargeisa Office Related posts:Labo Gaadhi Oo Raashin U Siday Ciidanka Qaranka Somaliland Oo La Laayahay Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay DAAWO -Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada oo ka Hadlay Ciidamo ka Hor Istaagay Shirka Uu ka Qaybgalayay... Halkan Ka Daawo Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Qayb Galay Mudahaarad Lagu Muujinayey Cabudhinta Ay Saxaafa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|