Hala Mudaharaado Oo Hauku Dhinto 60JIR Mayeelayno In Uu Ku Dhinto 20jir maxamud fatixo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hala Mudaharaado Oo Hauku Dhinto 60JIR Mayeelayno In Uu Ku Dhinto 20jir maxamud fatixo
May 11, 2015 - Written by Wariye:

sababtaasina waa ninka raadinaya kursiga ee labaatan jir kursi madoonayee yaanu ku dhiman mudaharaad

kordhis dhac ama xaaraan ha noqdo ama xaalaali hanoqdee waa nasiib darooyinka ina haysta in aynu isku qabsano kursi aan cidina wax ku qabanayn oo aan bulshada wax loogu qabanayn,, markaa waxaan codsanaynaa in mudaharaad hadii uu dhoco,, waa in aynu ka il baxnaa ama kawaantownaa mudaharaad ay caruuri ku dhimato ee waa in uu kudhintaa LIXDAN JIR,, sababtaasina waa ninka raadinaya kursiga ee labaatan jir kursi madoonayee yaanu ku dhiman mudaharaad xaaraan ah iyo kordhin xaaraan ah guurti xaaraan ah xildhibaano wada xaaraan ah,,,

Wabilaahi Towfiiq

Maxamud Cumar Faatixo

COMMENTS
LINKS