Gudoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska Abwaan Xasan dhuxul Oo la Kulmay mid ka Mida Dadka Sida Wayn Qadiya Somaliland u Ololeeya Mr Mikael Torstensson. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska Abwaan Xasan dhuxul Oo la Kulmay mid ka Mida Dadka Sida Wayn Qadiya Somaliland u Ololeeya Mr Mikael Torstensson.
May 2, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Gudoomiyaha Xidigaha Geeska Abwaan Xasan dhuxul oo la Kulmay mid ka mida dadka sida wayn Qadiya Somaliland u Ololeeya Mr mikael Torstensson.Kulankan ayaa mid ay kooxda xidigaha geeska gudoomihoogu ugu hambalyeeyay islamrkaana ay kawada hadleen sidii bulshada somaliland iyo bulsha waynta calamka looga dhaadhicin lahaa qadiyada jamhuuriyada somaliland

Abwaan xasan iyo midka mida aqoon radista somliland

Waxaa lagama maarmaan in meel marinta qadiyada somaliland cidkasta oo u ololaysa la taageero xidigaha geeskuna waxay kow ka yihiin wacyigalinta bulshada qaybaheeda kala duwan haday tahay tahriibka, ictiraafkam, cashuuraha, wadooyinka- Xidigaha geesku waxay si muuqata uga qaybqaataan jahaynta bulshada cidkasta oo bulshada saamayn xoogan ku lihina waxa lagama maarmaana in ay si buuxda u garab istaagaan dadka u ololeeya qadiyada somaliland mr Mr mikael Torstensson. Waa nin u dhashay dalka somaliland waa wakhti badan ku lumiyay inuu somaliland aduuyada moogan ka dhaadhiciyo shacabka somalialnda waxay u hayaan qadarin buuxda

 

 

COMMENTS
LINKS