|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Weerar Siyaasadeed Oo Afka Ah Oo Guddoomiyeyaasha KULMIYE Iyo WADDANI Isu Weydaarsadeen Madal Lagu Furayay Xarunta StarTV
May 10, 2015 - Written by Editor:Weerar Siyaasadeed Oo Afka Ah Oo Guddoomiyeyaasha KULMIYE Iyo WADDANI Isu Weydaarsadeen Madal Lagu Furayay Xarunta Star TV “maan filanayn in mucaaridku nagaga baxo,gantaalkaa nagu dhacay waxa laga yaabaa inuu inala jiitamo oo dhibaato inoo keeno” guddoomiye Muuse Biixi “labadayda saaxiib ee guddoomiye Muuse iyo guddoomiye Faysal….Muuse kooraskii nabada ayaanu kawada baxnayoo berigii hore wixii laga sheegi jiray….dee waa nin nabadeed imika” guddoomiye Cirro.
Related posts:Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland oo Dharkii Ciida Gudoonsiisay Caruurta Darbi Jiifk... Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Hadalkii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, Sheega... Madaxwaynaha DDSI Mustafe Cagjar Oo Ka Hadlay Dhismaha Dekeda Cusub Ee Berbera Iyo Muhiimada Ay Ulee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|