DAAWO;Weedhihii Madaxwaynihii Hore jsl Daahir Riyaale Kaga Hadlay Marxaladan Maanta Oo Kale Iyo Aamusnaanta Madaxwayne Siilaanyo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Weedhihii Madaxwaynihii Hore jsl Daahir Riyaale Kaga Hadlay Marxaladan Maanta Oo Kale Iyo Aamusnaanta Madaxwayne Siilaanyo.
May 12, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) DAAWO;Weedhihii Madaxwaynihii  Hore jsl Daahir Riyaale  Kaga Hadlay Marxaladan Maanta Oo Kale  Iyo Aamusnaanta Madaxwayne Siilaanyo.

Madaxwaynihii hore somaliland DAAHIR RIYAALE KAAHIN ayaa mar uu ka hadlayay marxalada maanta oo kale xili moran ka ka taagnaa mudo kordhinta xusbiyada somaliland ucid iyo kulmiyena ay ku baaqeen mudo haraad ayaa bulshada somaliland fariin udiray halka madaxwayne siilaanyo maanta guux iyo gariirba laga laaya ay xili dalku ku jiro  jahawareer siyaasadeed. HALKAN KA DAAWO .

Riyaale 22

COMMENTS
LINKS