|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Wasiirka Arimaha Dibada Oo Ka Hadlay Kulamo Ay La Yeesheen Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Oo Xukuumada Ka la Hadlay Mudo Kordhinta
May 13, 2015 - Written by Editor:“Somaliland Waa Dawlad Shuruucdeeda Iyo Distoorkeeda Leh, Wixii Dhexdeeda Yaalana Iyada Ku Filan”. Wasiirka Arrimaha Debadda. HARGAYSA(Wajaalenews) Wasiirka arrimaha debadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in dalka Somaliland uu yahay waddan shuruuc u gaara leh, arrimihiisana isagu xalisan kara, sidoo kale wuxuu Wasiirku sheegay inay wadashaqayn leeyihiin beesha caalamka balse aanu jirin waddan Somaliland Xukumada. Wasiir Maxamed Biixi Yoonis. Related posts:Maayar Mooge Oo Wacad Ku Maray In Xoolaha Magaalada Awood Lagaga Saari Doono, Xili Ay Hore Dawlada H... DAAWO; Cali Khalif Oo Markii UHoraysay Ka Hadlay Dhacdadii Buuhoodle ka Qabsatay Iyo Arimo Kale Oo... Daawo:Xildhibaan Siciid Cilmi rooble oo badheedhihiisa ka dhiibtay Wasiirka Wasiirada ee Madaxweyne ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|