Daawo: Turkiga Oo Jabiyay Rikoodhkii Magan Galinta Qaxootiga Dunida Tiradii Ugu Badnayd Ee Baro Kacayaal Ahna Dalkiisa U Ogolaaday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Turkiga Oo Jabiyay Rikoodhkii Magan Galinta Qaxootiga Dunida Tiradii Ugu Badnayd Ee Baro Kacayaal Ahna Dalkiisa U Ogolaaday
May 21, 2015 - Written by Wariye:

Ankara (Wajaalenews):- Dalka Turkiga ayaa noqday waddanka tiradii ugu badnayd ee dad qaxooti ah, dalkiisa u ogolaada, waxaana sida loo malaynayo qaxootiga dalkaas ku soo qaxay wakhtigan tiradoodu afka la gashay ilaa hal milyan oo qof.

Qaxootigan ayaa badankoodu ku nool xeryo u dhow xuduudka dalkaasi la wadaago waddanka Suuriya oo ay badankoodu colaadaha ka jira uga soo carareen guryahoodi, xaaladooda nolaleedna ay aad u adag tahay, wallow ay si qunyar qunyar ah dib ugu bilaabeen nolosha.

 

 

Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye: Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS