DAAWO; Shalay Iyo Maanta Madaxwayne Siilaanyo Oo Xaraan ku Tilmaamay Mudo Kordhin Guurtidu U Samayso Daahir Riyaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Shalay Iyo Maanta Madaxwayne Siilaanyo Oo Xaraan ku Tilmaamay Mudo Kordhin Guurtidu U Samayso Daahir Riyaale.
May 9, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) DAAWO; Shalay Iyo Maanta Madaxwayne Siilaanyo Oo Xaraan ku Tilmaamay  Mudo Kordhin  Guurtidu U Samayso Daahir Riyaale. xiligan oo siilaanyo ahaa gudoomiyaha xusbiga kulmiye ayuu wuxu ugu necbaa laba arimood mudo kordhin iyo golaha guurtida oo u ku tilmaami jiray gole xaaraana maantana isagaaba intii uu ku caayi jiray ku dhaqmaya. maxaa isbadalay?

COMMENTS
LINKS