DAAWO; Qaxoontigii Ugu badnaa Ee Yemen AH Oo Magaalada Berbera Soo Gaadhay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Qaxoontigii Ugu badnaa Ee Yemen AH Oo Magaalada Berbera Soo Gaadhay
May 21, 2015 - Written by Editor:

DAAWO; Qaxoontigii Ugu badnaa Ee Yemen  AH Oo Magaalada Berbera Soo Gaadhay

BARBERA(Wajaalenews) Markab ay saaran yihiin in ka badan 1500 oo qof oo qaxooti ah kana soo Cararay Qalalaasaha ka taagan dalka Yemen ayaa soo gaadhay Dekeda Caalamiga ah ee Berbera .

COMMENTS
LINKS