DAAWO: Muuqaalka G. Guurtida oo Kordhiyey Xiliga Doorashada ee Madaxtooyada iyo Wakiilada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Muuqaalka G. Guurtida oo Kordhiyey Xiliga Doorashada ee Madaxtooyada iyo Wakiilada
May 11, 2015 - Written by Editor:

DAAWO: Guurtida oo Kordhiyey Xiliga Doorashada ee Madaxtooyada iyo Wakiilada

HARGAYSA(Wajaalenews)Golaha guurtida JSL ayaa maanta fadhigoodii oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md saleebaan Maxamuud Aadan waxay ku muddeeyeen xiliga Doorashooyinka Madaxtooyada iyo wakiilada oo markii hore  qabsoomi lahaa 26 June ee sanadkan, laakiin codsi ka yimid Gudiga Doorashooyinka darteed iyo dib u eegis ay ku sameeyeen Golaha Guurtidu lagu calaamadiyey in xiligaa lagu daro mudo sannad iyo Toban bilood ah oo ka bilaabanaysa 27 June 2015 kuna eg bisha Afraad ee Sanadka 2017.

COMMENTS
LINKS