|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Fadeexadii ka dhacday Xuskii 18 may ee Magaalada Oslo iyo Wasiirkii Beeraha S/L Ee Hargaysa laga soo Casuumay Oo Qaab Aad u Fool Xun loola haqmay..
May 24, 2015 - Written by Editor:Maalintu Waa 18ka May Oo ka dhacaysaa Magaalda Oslo Ee dalka Norway, Waxaa goobta lagu Casuumay Laba Wasiir oo Matalaayey Xukuumada Somaliland Waa Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye) iyo Wasiirka Beeraha Somaliland Dr Maxamed Aw Daahir, Sidoo kale Waxaa iyana Goorbta Ka soo Qayb galay Dadweyne Xamaasadaysan Oo Doonaayey In Ay Xusaan Maalinta Qaranimada Somaliland Ee 18 May Oo Sanad walba laga xuso Daafaha Caalamka. Shacabka Reer Somaliland Ee ku Dhaqan Norway Waxa ay rabeen
Sugayeena in Xafladooda ay ka Qabsoonto meel laga arkaayo oo Fariintoodu Ka Gudbiso, Tusaysana Caalamka In Ay Yihiin Dad Jira oo Dal Xududiisa iyo Haykalkii Dawlanimo leh sidoo kale leh Maalinta Qarankooda Oo ay xusaan sida Wadama Caalamka oo kale Munaasabadahan ayaaKa dhici jiray Sanadihii hore laguna qaban jiray meel fagaare ah oo Dadka reer Norway Munaasabadahooda ku qabsadaan Waa Fagaaraha Youngstorget https://youtu.be/5dqh_uijmzU
Related posts:DAAWO: Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya OoTVga SOMNEWS La Yeeshay Xildhibaan Cabdiqaadir Oo ka Tirsa... Madaxwayne kuxigeenka jsl Oo Hadlay Dhacdadii Ceel Afwayn Iyo fariinta Uu Udiray Ehelada Dadkii Lagu... HALKAN KA DAAWO: WASIIRKA CUSUB EE BIYAHA SOMALILAND OO MAANTA BOOQDAY CEELASHA BIYAHA HARGAYSA COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|