Daawo; faadumo siciid Xaflad Balaadhan Loogu Qabtay Gobalka Seattle Washington | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo; faadumo siciid Xaflad Balaadhan Loogu Qabtay Gobalka Seattle Washington
May 19, 2015 - Written by Editor:

Xaflad Aad Loo soo Agaasimay Oon Lookala Hadhin Oo Lagu Soo Daweeyay Marwo Faadumo Siciid Magaalda Seattle Washington Marwo Faadumo  Siciid oo Muddooyinkan Danbe Socdaal ku Maraysay Qaarada Woqooyiga America Kulamana La Qaadanaysa Mas’uuliyiinta Iyo Taageerayaashii Xisbiga Wadani Ee USA. Fadumo Siciid waxay soo booqatay Magalada Seattle Washington Iyo Jaaliyada Somaliland Iyo tagerayaasha Xisbiga Wadani. Halkas Oo ay ku Soo Dhaweeyay Mas’uuliyiinta Xisbiga Wadani iyada Oo Xaflad Habenimadii Lagu soo Dhaweeyay Halkas Oo Masuulin Qaran Iyo Masuulin Heer Gobalba Ay ka soo Qayb Galen

 

Xaflada Oo Lagu Furay Ayaadaha Quraanka Karimka Ah Kadib Waxa Furay Gudoomiyaha North West Ee Xisbiga Waddani Md/ Cabdi Faaraxa Giire

Waxa Xaflada Ka Hadlay Masuulin Tira Badan

Oo Kala Aha Sidan (1) Md/ Rashid Caraale Oo Ah Gudomiya Xisbiga  Ucid Ee Oregon Iyo Seattle Ee North West USA.

(2) Mrwo Saynab Warsame Oo Runtii Kamida Xobnaha Dhaxl Galka Ah Ee Xisbiga Waddani

(3) Md/ Cabdiraxiim (Koofiyad Dheere) Gudomiyaha Jaliyada Somaliland

faadumo siciid maraykan 22

(4) Aqoonyahan Maxmuud Iimaan

(5) Abwaan Khadar Macalin Qaasim Oo Runtii Aad Loogu Diirsaday

(6) Gudoomiyaha Garbka Haweenka USA Ee Xisbiga Waddani Hodan Kaariye

Waxa Soo Gaba Gabeeyay Xaflada Masuulin Heer Qaran Md Mukhtar Mure Warsame Af Hayenka QourbaJoga Xisbiga Waddani Iyo

Mrwo Faadumo Siciid Ismaciil Oo Qodoba Badan Ka Hadashay Xaflada Waxa Xidhiidhinayay Mr Yusuf Cumar Oo Sifiican u Daadihinayay Xaflada

Waxaad Naga Sugtaana Waa xafladaa Oo Video Ah

COMMENTS
LINKS