Daawo: Dhoola Tus Milatari Oo Ciidamada Bada Ee Shiinaha Iyo Ruushku Ka Bilaabeen Badwaynta Pacific ga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Dhoola Tus Milatari Oo Ciidamada Bada Ee Shiinaha Iyo Ruushku Ka Bilaabeen Badwaynta Pacific ga.
May 21, 2015 - Written by Wariye:

Moscow (Wajaalenews):- Ciidamada bada ee Ruushka iyo Shiinaha ayaa bilaabay dhoola tus milatari oo si wada jir ah ay uga samaynayaan badwaynta Baasifiga, waxaanu socon doonaa muddo todobaad ah sida warbaahinta labada waddan ku warantay.

Dhoola tuskan ayaa bilaabmay  May 17, 2015, waxaanu dhamaan doonaa maalinta bari, sida lagu wado, maaha markii ugu horaysay, hasa yeeshee waxa uu ku soo beegmayaa, xili waddamada reer Galbeedka iyo Isbahaysiga NATO iyaga laftoodu dhoola tusyo milatari ka sameeyeen gudaha qaarada Yurub.

https://youtu.be/ViXERUE5ELM

Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye: Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS