|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Maqli Jirey Dalka Jabuuti Qofkii Dawladda Soo Hadal Qaada, Leydhka Iyo Biyaha Ayaa Laga Jaraa” Muj. Cali Xaraaro
April 25, 2015 - Written by Editor:Waxaan ahay nin arkayaa Waxaan uunka u muuqan Oo keligii anfariir siiyey Umadyey i dhegeysta Ergedaan ahay maanta Hadaydaan ii adeecin Ilaahay belenkii ibtilaa dhici doonto Oo halkay eyro ku foofto Afrikaan mad madaw iyo Oromaa degi doonta.”………… Waxa yidhi AHN Abwaan Gaariye Mujaahid-Cali-XaraaroWaxaan uuga socdaa diida ama ha diidina haduu dalka sii joogo kacaan beeleedka Axmed siilaanyo, waxa arki doontaan Xamar oo nabada iyo Hargeysa oo ay xabadu ka socoto, hadaad u fiirsato sida wax loo wado, waynu arkaynaa nidaamka dadka lagu maamulayaa waa mid khatar teeda ku leh mustaq balka rejedii yarayd ee dadku ku wada fadhiyey, waxaan maqli jirey dalka Jabuuti qofkii dawlada soo hadal qaada leydhka iyo biyaha ayaa laga jaraa si nolosha qofku cidhiidhi u gasho meeshuna waa kuleyl xad dhaafa hadii bina aadamku sheegi kari waayo aragtidiisa waa arin aad u fool xun, aakhir kana waxay keentaa dhiig dhulka qul qula imika kacaan beeleedka axmed siilaanyo wuxuu sameeyey inuu dadka u kala qaybiyo dad ay quudiyaan oo ay masaariif yar siiyaan iyo intii badnayd oo kolna loo hanjabo kolna loo diyaariyo kuwa aflagaadeeya waxaad arkaysaa nin weyn oo shalay ka hadli jirey xumaanta iyo dhibaatada uu kacaan beeleedku dalka ka wado oo hadana maanta inta la geeyo tv.ga ka amaanaya wixii uu shalay dhaliilayey waxa kuu muuqanaya in qofkan la eegayo oo cid ka baqayo waxa kale oo jira nin weyn oo aad wax badan ku aamini lahayd oo kugu odhanaya anigu arinkan kama hadli karayo ee adigaa ka hadli karayee ka hadal.Sebenkii xumaadaba ragbaa sahayda naanays kuwa siinka bawdada marssaday wey sejeleyiin anigu waxaan ku soo xidhayaa waar intaanay idinku dumin haweenka iyo caruutiina bed baadiya oo waxan yar ee macaanka moodeysaan qadhaadh ayuu ku damaynayaa
Qalinkii: Mujaahid Cali xaraaro COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|