|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Caddaaladda Oo Shaaciyay Magacyada Garsooreyaal Guddida Caddaaddu Isku Bedel iyo Shaqo Ka Saaris Ku Samaysay
April 13, 2015 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews)-Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka Somaliland, Xuseen Axmed Caydiid, ayaa maanta shaaciyay isku bedel iyo xil ka qaadis lagu sameeyay garsooreyaal. Qaraal uu wasiirku soo saaray wuxuu ku sheegay in Guddida Caddaaladdu go’aamisay isku bedelka iyo shaqo eryidda garsooreyaasha.
Qoraalkan waxaa ku saxeexnaa Wasiirka Caddaalada Somaliland Xuseen Axmed Caydiid Related posts:DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Safarkiisii Dalka Kenya Iyo Jawaabaha Su,aalo Laga... Madaxwaynaha Jsl Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Wadadda Baligubadle Oo Uu Balanqaaday Wakhtigii Uu Jiray ... Arday Reer Somaliland Ah Oo Jaamacadaha Dalka Itoobiya Ka Bartay Dhakhtarnimo Oo Sheegay In Loo Diid... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|