Wasaarada Warshadaha Somaliland Oo Maanta Si Wayn Uga Dhex Muuqatay Ololahii Nadaafada.SAWIRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Warshadaha Somaliland Oo Maanta Si Wayn Uga Dhex Muuqatay Ololahii Nadaafada.SAWIRO
April 7, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews)DHamaan masuuliyiinta hawlwadeenada wasaarada warshadaha somaliland ayaa maanta si wayn uga dhex muuqday ololihii nadaafada somaliland kaasi oo guud ahaan dalka maanta dhacay

shaqaalaha wasaarada warshadaha ayaa iyagu si mugleh u fuliyay ololahan nadaafada  waxaanay gabi ahaanba ku guulaysteen nadiifinta goobihii ay u xilsaarnaayeen

warshadaha 12 warshadaha 9 warshadaha 8 warshadaha 7 warshadaha 6 warshadaha 5

Iyagoo dhiiri galin iyo dardar galinka helaya wasiirka waasarada warshadaha Shucayb Maxamed Muuse oo ah masuul firfircoon wasaarada ku cusub mudadii uu joogayna dardar galiyay shaqada iyo shaqaalaha wasaarada guud ahaan

warshadaha 4 warshadaha 3 warshadaha 2 warshadaha 1o

COMMENTS
LINKS