Koox Ajaanib ah oo Baadha Macdanta Dalka Ayaa Caawa Dagaal Culus Dhexmaray Iyo Dhaawacoodii Oo Lagu Dawaynayo Cisbitaalka Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Koox Ajaanib ah oo Baadha Macdanta Dalka Ayaa Caawa Dagaal Culus Dhexmaray Iyo Dhaawacoodii Oo Lagu Dawaynayo Cisbitaalka Hargaysa
April 10, 2015 - Written by Editor:

Hargesa:-(WN) Abaaro Cawayskii Caawa Ayaa koox chains ah oo dalka gudihiisa ka Baadha Macdanta Qaybeheeda Kala duwan Ayaa biro iyo midiyo isla dhacay.

Ajaanibka dagaalku dhaxmaray oo mudooyinkan dabe ku hawalnaa baadhista macadanta ayaa la sheegay in ay dhaawayo is gaadhsiiyeen waxaana dhaawac tirkoodu ka socdaa dhaktarka way ee magaalada hargeysa.

Mar aanu la xidhiidhnay hawl wadeenada caafimaad ka ee Dhakhtarka ka hawlgala ayaa waxay noo sheegeen in 7 Qof oo kamida kooxdan Ajaanibka ahi ay Dhaawacyo Soo gaadheen.majirto wax dhimasha ah oo ilaa hadda la sheegay balse waxaa la sheegay mid kamida 7 Qof ee dhaawacan in uu halis ku jiro.(cerise) Xaaladiisu ay tahay mid laga dayriyey.ilaa hadda ma jiraan warar rasmiya oo sheegaya waxa sababay dagaalka kooxdan balse wararka qaar ayaa waxay sheegayaan in dagaalku ka dhashay khilaaf ka dhacay saami qaybsiga macdan la sheegay in qaali tahay oo ay heleen.

Sikastaba ha ahaatee arintan ay ay ajaanibku isku dileen ayaa ah mid ay sabab u tahay Qorsha la’aanta wasaarada macdanta iyada oon lahayn wax siyaasad cad ah oo uga yaala maamulka ajanibka macdanta Baadha.taasina waxay sabatay in maalin walba madaarka caasimada hargesa lagu qabto dad ajaaniba oo sita macdan aan sharci ahayn oo

kootarabaana.

WIXII KASOO KORDHA  DAGAALKAN  QOLODA AJAANIB AH AYAA KALA SOCON DOONTAAN WAJAALENEWS

WAJAALNEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS