|
|||||
WAJAALE NEWS
Dhamaan Hawlwadeenada Shabakada Wajaalenews Waxay Hambalyo Meher U Dirayaan Cabdiraxmaan Nuux Axmed(Hiiraan) Iyo Marwadiisa Layla Jamaal Dhugad +SAWIRO
April 11, 2015 - Written by Editor:Xaflada meherka Cabdiraxaam Nuux Axmed(Hiiran) Iyo Marwadiisa Layla Jamaal Dhugad ayaa Ahayd Mada kulmisay haldoorka somaliland saxaafada qaybaheeda kala duwan fanaaniin reer jabuutiya iyo culimada dalka. Dhaman masuuliyiinta iyo hawlwadeenada shabakada wararka ee wajaalnews waxay hambalyo meher udirayaa boqor cabdiraxaam nuux axmed iyo marwadiisa layla jamaal dhugad oo meherkodu dhacay magaalada ahrgaysa gaar ahaan huteelka safaari 10/042015 khamiistii Yuusuf jaamac xirsi Maxamed xuseen nuur Cabdiqadir cabdiraxmaan habane Cabdikariim muxumed xasan Cabdifataax cali cabdilaahi Noqda kuwii aqagakoda ku gaadha bashbash iyo barwaaqo Guurkiini guur khayr gurigiinu guri nagi guulow kayeel Aamin aamin Related posts:Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Oo Digniin Culus Udiray Gaadiidka Iskaragooyinka Ee Dooxa Ciida Ka ... Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Galabta Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco Iyo Af Hayeenka Madaxtoo... Xildhibaan Indho Indho Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliland, Sheegayna In Beelaha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|