|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Waxgaradka,Salaadiinta Iyo Odayaasha Beelaha Dega Waqooyiga & Galbeedka Hargeysa Oo Farriin Adag U Diray Madaxweyne Siilaanyo
April 1, 2015 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews) Qaar ka mid ah salaadiinta,waxgaradka beesha degta Waqooyiga caasimada Hargeysa ayaa farriin adag u diray madaxweynaha iyo ganacsatada taas oo u aadan dhismaha xaruntii maktabada wax akhriska ee Gandi oo la wariyay in albaabada loo laabayo,odayaashan oo maanta saxaafadda kula hadlay hotel Crown ee magaaladda Hargeysa ayaa ganafka ku dhuftay damac kasta ama isku day kasta oo lagu wareejiyo dhismaha xarunta Gandi Related posts:Somaliland people and the international community are on the same page while Siilanyo and surrogate ... Maxaa Ka Fulay Qorshihii Kobcinta Dakhliga Ee Wasaarada Horumarinta Maaliyadu u Jidaysay Inuu Kasoo ... Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Cadhooday Beeshiisa Oo Ku Biirtay Xisbiga Waddani Iyo Fariin Cul... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|