DAAWO;Musharaxa Madaxwaynaha Ee Ucid Jamal Cali Xuseen Oo La Kulmay Wasarada Arimaha Dibada Uk | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Musharaxa Madaxwaynaha Ee Ucid Jamal Cali Xuseen Oo La Kulmay Wasarada Arimaha Dibada Uk
April 3, 2015 - Written by Editor:

London (Wajaalenews) Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminayo waxay kulan la balaran la qataeen Xafiiska Arimaha Dibada iyo Barwaaqo Sooranka ee boqortooyada Ingriiska kulankan oo ahaa mid loga hadlayey arimo badan oo xasaasiya oo ka mid tahay Dorashooyinka ,Xidhiidhka arimaha dibada eeSomaliland iyo sidii wax loga qabn lahaa Dhinaca cafimaadka kulankan oo ku waheliyaan Xoghayaha kulamysiga iyo Khayraadka Bada.

Xoghayaha Arimaha Qoyska Marwo Kaltuun Cumar iyo Xoghayaha Maal gashiga iyo Bayacmushtariga iyo Xubno kale oo ka tirsan xisbiga .kulankan aya waxa looga hadlay xaga Cafimaadka, Qoxotiga Yamen ,Xisbiga ucid oo fuliyey Hawlahii loga bahnaa inay dawladu fuluso dhinaca Arimaha Dibada taas oo kalintii dawlada uu buxiyey xisbigaUcid . Musharaxa madaxaynaha xisbiga Ucid ayaa kala hadlay wasarada Arimaha Dibada in dorashada madaxtooyadu waqtigeedii ku qabsoont

musharaxa ucid jamaal cali

Musharaxa madaxwaynaha xisbiga ucid ayaa uga mahad naqay dawlada Ingriiska Tageerada buxda ee ay u hayso shacabka somaliland iyo nidaamka dimiqraadiga inuu hore u sii maro. Waxa labada dhinac isla qateen sidii loo xoojin laha xidhiidhka ka dhaxeeya Somaliland iyo Boqortoyada Ingriiska oo dhawaan dorasho ka dhici doonta ,Dawlada Ingriiska ayaa waxay balan qaday inay dhawaan wafdi maalgashi ku samayn doona somaliland u boqasho ku tagi donaan.

waxa kale musharaxa madaxwaynaha xisbiga Ucid inuu Tageerasan yihiin Dawlada yamen iyo Goamada ay soo sareen jamacada Carabta ayna soo dhawaynayaan qaxootiga wadanka yamen .gabagabadii kulankan aayaa waxa ku soo dhamaday jawi aad u saray iyo taageero buuxda u helay xisbiga Ucid iyada oo la filaayo in doorashadu ka qab soonto Somaliland xisbiga Ucid u cadyahay Musharaxooda Madaxwayne

COMMENTS
LINKS