DAAWO;Madaxweynaha JSL oo Salaada Roobdoonta la tukaday Shacbiga caasimada hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Madaxweynaha JSL oo Salaada Roobdoonta la tukaday Shacbiga caasimada hargeysa
April 26, 2015 - Written by Editor:

Waxa Saaka Dalka oo dhan laga tukaday Salaada Roobdoonta oo uu Madaxweynuhu hore u iclaamiyey, maantana uu la tukaday kalana qaybgalay shacbiga Tuulooyinka, Degmooyinka iyo Gobolada, gaar ahaana madaxweynuhu waxa uu la tukaday shacbiga Caasimada Hargeysa isaga oo Markiska Tabliiqiinta kaga qaybgalay salaada Roobdoonta.

DSC_0049 DSC_0033

Halkaasi oo Madaxweynuhu shacbiga u dareeray salaada Roobdoonta uu alle uga baryey inuu ka aqbalo una shubo raxmad khayrqabta oo ay ku doogsadaan dad iyo xoolaba.

Sidoo kale waxa isna halkaasi khudbad dheer ka jeediyey wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland oo salaada tujinaayey Madaxweynaha iyo shacbiga ku sugnaa masjidka.

 

COMMENTS
LINKS