DAAWO;Gudomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo maanta Si Diirana Loogu soo Dhoweeyay Hargaysa, jawaabna ka bixiyay warar laga baahiyay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Gudomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo maanta Si Diirana Loogu soo Dhoweeyay Hargaysa, jawaabna ka bixiyay warar laga baahiyay,
April 30, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) DAAWO;Gudomiye Xusbiga mucaaridka ah ee wadani hana gudoomiyaha golaha wakilada Cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi Ciro  ayaa  maanta   Si Diirana Loogu soo Dhoweeyay Hargaysa, kadib safar uu mudo ugu maqnaa dalka turkiga oo u arimo caafimaad u tagay gudoomiye ciro ayaa si kulul uga jawabay warar laga baahiyay mudadii u maqnaa ‘

COMMENTS
LINKS