|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Tahriibeyaal Telephone Qaylo Dhaan ah Soo Diray Iyagoo Badda ku Jira.
April 11, 2015 - Written by Editor:Tahriibeyaal ka badan 600 oo qof oo ka baxay xeebaha wadanka liibiya isla markaana kusii jeeda wadanka Talyaaniga gaar ahaan jasiiradda Malta. Gabadh ka mid ah dadka tahriibeyaasha ah oo doontaasi saaran ayaa u warantay mid ka mid ah warbaahinta Malta waxaana ay sheegtay in saarantahay dooni badda ku jirta. waxaa kale oo haweenaydaasi ay sheegtay in doonta ay saaran yihiin 620 qof oo kasoo jeeda wadamada Ethiopia,Soomaaliya iyo Eritrea. “doontu waa ay bad qabtaa basle ma haysano biyo iyo wax aanu cunno, fadlan na caawiya oo na badbaadiya,halis baanu qarka u saarannahay” sidaasi waxaa tidhi haweenaydaasi oo u muuuqata in ay kasoo jeedo ethiopia ama eritrea. https://youtu.be/xoll2NH2UNg Related posts:Culimada Timo Waynta Oo Golaha Guurtida Somaliland U Gudbiyay Cabasho Ka Dhan Ah Madaxwayne Siilaany... halkan ka daawo qaabkii ay ciidanka qaranka somalland ula wareegeen gacan ku haynta magaalada taleex... Prof: Cabdi Cali oo Dhaliilay Qaabkii Ciidamada Boolisku Hawl Galka Uga Sameeyeen Guriga Agaasimihii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|