|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Saraakiil Mileteri Iyo Dublamaasiyiin Sudan ka Yimid
March 29, 2015 - Written by Editor:Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Saraakiil Mileteri Iyo Dublamaasiyiin Sudan ka Yimid HARGEISA(Wajaalenews) Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa maanta Markii u horaysay Waxa uu ka hadlay Wefti Isugu Jira Saraakiil Mileteri iyo Dublamaasiyiin ka socda dalka Sudan oo Booqasho ku yimid Somaliland.
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|