|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Xariir Siciid Bulaale Oo kamid ahaa Golaha Wakiilada Ayaa Goor Dhaweyn Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
March 8, 2015 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews() Alle hawnaxariiste Xildhibaan Xariir Siciid Bulaale, oo ka tirsanaa Golaha Wakiilada lagana soo doortay Gobolka SOOL, ayaa goor dhawayd ku geeriyooday Cisbitaalka Hargaysa, Marxuum Xildhibaan Xariir Siciid Bulaale ayaa u jiifay xanuun hayay mudooyinkii u danbeeyay. Marxuumku wuxuu kamid ah Xildhibaanadii Xisbigii UDUB uga soo baxay Gobolka SOOL, doorashadii Golaha Wakiilada ee dalka ka qabsoontay sannadkii 2005, Waxayna Xildhibaanka qoys dhaw ahaayeen Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Mud. Saleebaan Maxamuud Aadan.
Related posts:Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Salaadii Jimce La Tukaday Dadwaynaha Ku Dhaqan Magaalada Ce... Daawo; Gudomiye Saleeban Oo Jawaab Siiyay Xildhibaano Doonayay In Ay Madaxwaynaha Su,aalo Waydiiya... Siyaasi Cali Waran Cade Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalada Lidka Ku Ah Somaliland Ee Kasoo Yeedhaya Maamu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|