|
|||||
WAJAALE NEWS
War DegDeg Ah akhri :Tirada Tahriibayaal Somaliyeed Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Sudaan Ka Dhacay
March 9, 2015 - Written by Editor:
dhinSoomaalidan, ayaa la sheegayaa inay ahaayeen tahriibayaal doonayey inay waddanka Libya u tallaabaan, waxana gaadhigii siday uu kula dhacay meel raf ah oo aan ahayn waddadii gaadiidka loogu talo galay. Waxa la sheegay in ay soo mareen Itoobiya oo ay doonayeen in ay u sii talaabaan dalka Libya. Safaarada Soomaliya ee Sudan ayaa sheegtay in weli la isku dayeyso in la aqoonsado maydadka ka hor inta aanan la aasin. Sudan ayaa bilooyinkii la soo dhaafay waxa ay aad u adkeysay dal ku galkeeda waxa ay mamnuucday dadka sida sharci-darada ah ugu tahriibaya dalkeeda ama doonaya in ay sii maraan dalkeeda Related posts:Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Jsl Oo Sheegay In Aan La Aqbali Karin In Shirkadaha Laydhku Uheshiyaa... DAAWO;-Prof Ismaaciil Bubaa Oo Soo Jeediyay In Madax-dhaqameedka Lagu Daro Wadahadalka Somaliya & So... DAAWO;-Jaaliyada Reer Somaliland Ee Galbeedka London Oo Siwayn Uxusay Maalinta Qaranimada Somaliland... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|