War Deg-DEG AH WASIIRKII WARSHADAHA ABIIB DIIRIYE OO XILKII ISKA CASILEY | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg-DEG AH WASIIRKII WARSHADAHA ABIIB DIIRIYE OO XILKII ISKA CASILEY
March 3, 2015 - Written by Editor:

11004480_783511191730303_688888826_nHargeys(W.N): Wsiirkii wasaarada warshadaha somaliland abiib diiriye nuur ayaa goor dhaw iska casiley xilkii uu u hayay xukuumada madaxweyne siilaanyo waxaanu wasiirku sheegay inuu istiqaaladiisa u gudbiyay madaxweynaha .
wasiir abiib ayaa noqonaya wasiirkii labaad ee muddo 48 saacadood ah iska casila xukuumada siilaanyo iyadooo waliba la filayo saacadaha soo socdana inay iska casilaan wasiiro kale
arintan ayaa ka dhalatay isku shaandhayntii dhawaan madaxweyne siilaanyo ku sameeyay golihiisa wasiirada oo ahayd mid aanu madaxweynuhu waxba ka ogeyn sidaasi awgeedna waxaa soo baxaya in talada dalka cid kale oo door weyn ku leh ay jirto waana sababta wasiiradu ku saluugeen xukuumada maadaama ayna wax talo ahba ku lahayn dalka

COMMENTS
LINKS