TACSI: TIIRAANYO LEH OO AY DIRAYAAN HAWL-WADEENADA WAJAALENEWS IYO XAAMUD DUCAALE | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
TACSI: TIIRAANYO LEH OO AY DIRAYAAN HAWL-WADEENADA WAJAALENEWS IYO XAAMUD DUCAALE
March 22, 2015 - Written by Editor:

tacsi1
Dhamaan Shaqaalaha Iyo Hawlwadeenada Shabakada Caalamiga Ah Ee Wajaalenews Iyo Xaamud Ducaale Iyo Aamina Aw Jaamac Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Cabdillaahi Sheekh Xasan Guuleed-(Awliyo) Oo Galabta Ku Geeriyoodey Magaalada Sheffield Ee Cariga Ingiriiska Waxaanay Ilaahay Uga Baryayaan Inuu Janatu Fardawsa Ka Waraabiyo Ehelkii Asxaabtii Iyo Umada Reer Somallandna Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo Aaamiin Aamiin

COMMENTS
LINKS