|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkii Waddahadalada Somaliland iyo Somaliya oo Burburay.
March 2, 2015 - Written by Editor:ISTANBUL(Wajaalenews) Shirkii Waddahadalada Somaliland iyo Somaliya ayaa Burburay ka dib markii Labbada Dhinac ay kala Istaageen Labba Go’aan oo adag. Waftiga Somaliland ayaa Sheegay in aanay Shirka ka qaybgelayn illaa Waftiga Somaliya laga Saaro Xubinihii Reer Somaliland ka soo Jeeday ee ka mid ah waftigaasi kuwaasi oo kala ahaa Labba Wasiir Mr. maarey iyo Wasir Jangali, Balse Waftigii somaliya ayaa Diiday in Shirka laga saaro labadaasi wasiir waxanay Xusseen in aanay qadaneyn in loo yeedhi in waftiogooda qaar laga saaro shirka. Turkiga ayaa illaa Shallay u maaro wayey arrintaasi, basle gabogabadii maanta oo ahayd maalintii labad waxa cadaatay in shirkii Burburay isla markaana Waftiyadii malinta Barri ah Qolowalba dalkeeda ku noqon doonto.
Related posts:“Ganacsadaha Maxamed Jabuutaawi Maalgashiga Qiimaha badan Ee Uu Laascaanood ka Sameeyey Ee ah in Cad... Madax-dhaqameedka Mid kamid Ah Beelaha Jsl Oo Ku Dhawaaqay Shir Ay Ku Qabsanayaan Magaalada Burco. Daawo:Jamaal Cali Xuseen Oo Gaadhay Magaalada Burco Iyo Soo Dhawayn Shilis Oo Uu Kala Kulmay Reer Bu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|