Qiso Cajiiba; Ah Oo Ka Dhacday Cisbitalka Hargeisa Booqashada Madaxwaynaha Ee Cisbitalka Hargeisa!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qiso Cajiiba; Ah Oo Ka Dhacday Cisbitalka Hargeisa Booqashada Madaxwaynaha Ee Cisbitalka Hargeisa!!
March 5, 2015 - Written by Editor:

.Ilmahan Yari Waxa Daloola Wadnaha Wadankana waxka Qabasho Xaaladiisu Malaha, Hadii Ilaahay ii kaa keenay .Madaxwayne, waxan kaaga codsanayaa sharaftaada,AABAHA ILAMAHA YAR DHALAY’

Sidaan u filayay Inuu madaxwaynuhu u jawaabo ileen isaguu wax ka codsadaye ayuu soo booday agaasimaha cisbitaalku oo uu ku yidh wixii lagula qaban karo ayanu kula qaban doonaa….AGAASIMAHA CUSBITAALKA

SIILAANYO OO DHAKHATARKABUUQDAY 1

 

Madaxwaynaha Oo Ay Weheliyaan Wasiirka Caafimaadka Iyo Agaasimaha Cisbitalka Hargeisa, ayaa waxay boqosho ku tageen Waadhka Xumada Ee Carruurta, Waxa Madaxwaynaha Waydiiyey Aabo ku hayay ilmo yar oo uu dhalay xaalada ilmaha. Aabihii wuxu yidhi Ilmahan yari waxa daloola wadnaha wadankana waxka qabasho xaaladiisu malaha, hadii ilaahay ii kaa keenay madaxwayne, waxan kaaga codsanayaa sharaftaada, iyo madaxtinimadaa inad iigu dirtan ilmaha yar cisbital dibadeed, anna waxan ahay macalin 18 sanno wadanka u shaqaynayay waliba waxan u bandhigay wasiir samsam xaaladayda madaxwayne…. sidaan u filayay inuu madaxwaynuhu u jawaabo ileen isaguu wax ka codsadaye ayuu soo booday agaasimaha cisbitaalku oo uu ku yidh wixii lagula qaban karo ayanu kula qaban doonaa…. beerka ayaan ka naxay runtii, waxay ahayd inuu madaxwaynuhu amar bixiyo in ilmahan yar la badbaadiyo, wuxuu ahaan lahaa go’an umada ka farxiya… ninkan hoos boodaya madaxwaynuhuna inkaar buu ka shaqaystay qoyska ilmuhu ka jiranyahay iyo anaga oo ah shacabkaba waayo may ahayn inuu hor boodee inuu madaxwaynaha xujo ugu daayo ayay ahayd……… INAALILAHI WA INA ILAYHI RAAJICUU

COMMENTS
LINKS