|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaarkamida Madaxdhaqameedka ,Culimada ,Aqoonyahanka, Gabiley Oo Hambalyo Udiray Maayirka Cusub Ee Magaalada Gabiley,
March 18, 2015 - Written by Editor:GABILEY(Wajaalenews) Qaarkamida Madaxdhaqameedka Waxgaradka Culimo Awdiinta Aqoonyahanka gobolka gabiley Ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diray Maayirka Cusub Ee Magaalada gabiley Gudoomiye Maxamed amiin Cumar Dheere oo shalay loo doortay hogaanka golaha deegaanka degmada gabiley Dhamaan dadkan hoos ku qoran ayaa maayirka cusub urajeeyay GUUL In ILAAHAY Xilka ku Asturo kuna guulaysta ka shaqaynta danta bulshada reer gabiley 1 BOQOR Muxumed Geele Seed CAAQIL Nuux Iiman Xasan CAAQIL Khadar Cabdi Cali CAAQIL Aw Saleeban Aare ODAY Cumara Madar Muuse SHEEKH Cabdiqadir Carab Warsame (Sh Jaabir) Eng Xaashi Cumar Cige Eng Maxamed Yuusuf Mixile Aqoonyahan Mustafe Suleebaan Cilmi Maxamed Axmed Geel Related posts:Madaxwayne Cirro Oo ka hadlay Qorshaha Xukuumadiisa Iyo Nuxurka Balan Qaad Culus Oo Usameeyay Shacab... Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan La Qaatay Komishanka Doorashooyinka Iyo Arimaha ... Madaxweynaha Jsl Oo Daah-furay Wareejinta Nashqadaha Qorshe-magaaleedyada Magaalooyinka Boorama, Laa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|