|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyihii Waxbarashada Gobolka Hawd oo iscasilay
March 5, 2015 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) Guddoomiyihii Waxbarashada Gobolka Hawd C/laahi Ibraahim X Xasan oo la soo xidhiidhay Waaheen ayaa sheegay in uu saaka iska casilay xilkii Guddoomiyanimo, iyo kii Af-hayeenka wasaaradaasi oo uu sheegay in uu isku hayey. C/laahi Ibraahim X Xasan xilka tagista Guddoomiyaha Gobolka Hawd waxa uu ku saleeyey kadib markii dheg loo dhigi waayey muddo sanad ah oo uu wasaaradda Waxbarashada ugu baaqayey in laga madax banaaneeyo maamulka waxbarasho ee gobolka Hawd gobolka Maroodi-jeex oo uu hoos iman jiray.
Related posts:Xukuumada Somaliland Oo Beenisay In Dad Reer Laascanood Ah Lagu Dhibaateeyay Magaalooyinka Gudaha Js... “Siyaasadan Somaliland Waxba Yaanay Ina Wareerin Maadama Cidii Ilaahay U Qoray Uun Ay Ku Guuleysan D... DAAWO;-Boqor Buurmadow Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Madaxweyne Biixi, sheegayna In Ay Dalka Ka Badbaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|