DAAWO;Wasiir Zamzam oo Laga Sii Sagootiyey Wasaarada Waxbarashada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Wasiir Zamzam oo Laga Sii Sagootiyey Wasaarada Waxbarashada
March 12, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) Dugsiga taariikhiga ah ee Faarax Oomaar ee magaalada hargaysa ayaa Munaasabad sii sagootin ah u sameeyey Wasiirkii hore ee wasaaradda Waxbarashada Marwo Zamzam Cabdi Aadan oo taariikh Waxqabad iyo mid horumar kaga tagtay wasaaradaasi oo dhowaan madaxweynaha JSL ka bedelay, iyadoo qaban doonta oo lagu aaminay wasaaradda Maaliyadda

 

COMMENTS
LINKS