|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Wacdarihii Dabaal degyada Ka Socda Cardiff Ee Aqoonsiga S/Land
March 29, 2015 - Written by Editor:DAAWO;Wacdarihii Dabaal degyada Ka Socda Cardiff Ee Aqoonsiga S/Land Cardiff(Wajaalenews) Kumanaan dadweyne ah oo ka tirsan Jaaliyadda S/Land ee Dalka Britain iyo Guud ahaanba qaaradda Yurub, oo ay wehelinayeen Weftigii ka tirsanaa Dawlada S/Land ee ka qayb galay kulankii Golaha Deegaanka ee Cardiff, UK ku aqoonsanayeen Madaxbanaanida S/Land oo uu halkaa kaga biiray musharaxa madaxweynanimada ee Xisbiga Ucid Md jamaal Cali xuseen ayaa dabaaldeg balaadhan ku qabtay Magaalada Cardiff ee dalka Ingiriiska, kaas oo ay ku maamuusayaan ictiraafkii golaha deegaanka ee Cardiff ku aqoonsadeen Madaxbanaanida JSL.
Related posts:Xarunta Xuquuqal Iisaanka Oo Soo Bandhigtay Tacadiyadii Ka Dhacay Jsl 2019 Iyo Tirada Dadka Loo Xidh... Eng faysal Cali Waraabe Oo Madaxda Jabuuti Iyo Itoobiya Usoo Bandhigay Qorshe Cajiib ah Oo Lagu Raad... Prof Cabdi Ismaaciil Samater Oo Layaab Ka Muujiyey Dagaalka Siyaasadeed Xamar Kaga Socda Dadka Somal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|