DAAWO;Shir lagaga Hadlay Qadiyada Somaliland Oo Lagu Qabtay Xarunta Baarlamanka Ingiriiska, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Shir lagaga Hadlay Qadiyada Somaliland Oo Lagu Qabtay Xarunta Baarlamanka Ingiriiska,
March 19, 2015 - Written by Editor:

London (Wajaalenews) Waxa magaalada London ka dhacay shir lagu qabtay dhismaha Baarlamaanka oo ay ka qeybgaleen Xildhibaano ka tirsan Baarlamanaka UK iyo xubno ka mida Jaaliyada Somaliland ee dalkaasi,

Shirkan oo ay ka soo Qaybgaleen Xubno ka tirsan Baarlamaanka UK, oo ay ka mid ahaayeen Steven Doughty MP oo ka tirsan Xisbiga Shaqaalaha ee Labour Party ahna Xubin laga soo doorto Cardiff South and Penarth,

shirka laga hadlay qadiyadaK erry McCarthy MP Labour’s Shadow Foreign Affairs Minister lagana soo doorto magaalada Bristol , Gareth Thomas MP iyo Xubno kale oo ka tirsan baarlamaanka UK. Madaxda iyo Hormuudka Jaaliyada Somaliland ee Magaalooyinka Dalkan UK, iyo Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Somaliland ayaa waxa uu ahaa Shir lagaga hadlay arrimo badan oo Muhiim u ah Qaranka iyo Qadiyada Somaliland iyo sidii loo Xaqiijin lahaa Gaadhitaanka Yoolka Ummada reer Somaliland ay Higsanayso ee ah Aqoonsi uu Dalka Somaliland ka helo dunida.

COMMENTS
LINKS