|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Madaxweynaha JSL oo Qaabilay Wefti Jarmal ah
March 26, 2015 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan oo ka socda Bank horumarinta ee KFW, oo ah bank laga leeyahay dalka Jarmalka, kaasi oo Somaliland ka caawin doona saddex qaybood oo noqon doona Biyaha Hargeysa, Nadaafada Hargeysa iyo biyo celinta iyo Caro celinta dhanka beeraha. Kulankan ayaa madaxweynaha ku wehelinayeen Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Maaliyada, Wasiirka Beeraha, Wasiirka Deegaanka, wasiiru-dawlaha Madaxtooyada, Maayarka Caasimada, Maareeyaha Biyaha iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha.
Related posts:Madaxweynuhu Waa Ninka Reerkiisii Horsocda Ee Masuul Beeshiisa Ahi Haduu Khalad Galo Aan Talaabo Ka ... “Suurta Gal Ma Aha In Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanku Ay Dib Uga Dhacaan Wakhtigoodii".Axmed ... Daawo: Xoghayaha Golaha Wakiilada Oo Mid Mid U Sharaxay Cv-yada 12 Wasiir Ee Uu Goluhu Ansixiyay COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|