|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirkii Hore Ee Warshadaha Oo Iscasilay Daboolkana Ka Qaaday Fadeexadaha Dul Hoganaya Madaxtooyada Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya,
March 3, 2015 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews) DAAWO; Wasiirkii Hore Ee Warshadaha Oo Iscasily Daboolkana Ka Qaaday Fadeexadaha Dul Hoganaya Madaxtooyada Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya, Wasiirkii wasaarada warshadaha Muj Abiib Diiriye Nuur (Abiib timacad) oo kamida wasiirka ugu cimriga dheer Wasiirada kasoo jeeda gobolka gabiley ahna siyaasi rugcadaaya islamrkaana aan waligii xil laga qaadin dhamaan xukuumadiihii somaliland Soo marayna Wasiirka Soo Noqday midwalbana markay sii dhacayso iska casila ayaa maanta gabi ahaanba iska Casilay Xilkii uu ka hayay xukuumada siilaanyo sheegayna in cidkale dalka maamusho Wareegtadii udanbaysayna ee isku shaandhaynta sheegay in aan madaxwayne siilaanyo ogayn IYO ARIMO KALE OO XASAASIYA http://youtu.be/SgpWOrl1iOI
Related posts:DAAWO;-Beesha Habar Carfaan Oo Taageeray In Doorashada Lagu Galo Sidii Hore, Shaaciyayna Damacooga S... Ugaaska Guud Ee BeelahaCiise Oo Ka Hadlay Dagaalada Udhexeeya Somalida Iyo Canfarta Ee Gudaha Itoobi... Aqoonyahan Mustafe Habbane oo Sharraxay Siduu U Dhacay Musuqa Baanka Adduunku Sheegay Inuu Hadheeyey... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|