DAAWO Wasiirka Wasaarada Dib U Dajinta Somaliland oo maanta Xilkii lawareegay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO Wasiirka Wasaarada Dib U Dajinta Somaliland oo maanta Xilkii lawareegay
March 15, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) Wasiirka wasaarada dib udajinta Cali Siciid Raygal ayaa maanta si rasmiya xilkii ugala wareegay wasiirkii hore ee dib u dajinta Axmed cabdi kaahin oo hada ah wasiirka ciyaaraha

Munaasibad si baaladhan lo soo agaasimay oo maanta ka dhacday xarunta wasaarada dib udajinta somaliland

Xafladan ayaa waxaa kasoo qaybgalay xubno katirsan golaha wasiirada golaha guurtida, agaasimayaal xildhibaano katirsan laba gole iyo marti sharaf kale ayaa waxaa xilalki kula kala wareegay wasiirada dhawaan madaxwayne siilaanyo isku badalay iyo wasiirkuxigeen cusub oo wasraada loo soo magacaabay marwo Nimco Xuseen Qawdhan

Ugu horay waxaa xaflada ka hadlay Agaasimaha Guud ee wasaarada dib u dajinta isagoo si qoto dheer uga waramay waxyaalihii u qabsoomay mudadii uu xilka hayay wasiirkii hore ee dib udajinta,

https://youtu.be/vl9F8FQGD-0

 

xilwareejintii wasaarada dib udajinta 1

COMMENTS
LINKS