|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: Wasiir Cukuse Oo Isbahaysiga Mucaaridka Jawaab Ka Bixiyey,Kana Hadlay Xubnaha Iska Casilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo
March 5, 2015 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews)Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelnta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(cukuse), ayaa ka ka hadlay xubnaha wasiirrada ah ee dhawaanahan iska casilayey Golaha Wasiirrada Madaxweyne Siilaanyo, waxana tilmaamay inay arrimahaasi yihiin wax iska caadi ah. Wasiir Cukuse oo Maanta la hadlay saxaafadda, ayaa ugu horrayn ka Hadlay arrinta Wasiir Samaale, waxana Yididiilo ka Muujiyey in dib loosoo ladqabeeyo Wasiirkaas ay hore saaxiibka u ahaayeen Madaxweyne Siilaanyo.
Related posts:Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Silaanyo Oo caawa Qasriga Madaxtooyada Kulan soo dhawayn ah kula yees... Dad Caawa Ku Dhaawacmay Rasaas Uu Nin Hubaysanni Oodda Kaga Qaaday Garoonka Caalamiga Ah Ee Diyaarad... Wasiirka Wasaarada Biyaha Oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Gobolka Gabiley Iyo Ujeedada Kulan Uu Layeeshay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|