|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: Wasiir Cukuse Oo Isbahaysiga Mucaaridka Jawaab Ka Bixiyey,Kana Hadlay Xubnaha Iska Casilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo
March 5, 2015 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews)Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelnta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(cukuse), ayaa ka ka hadlay xubnaha wasiirrada ah ee dhawaanahan iska casilayey Golaha Wasiirrada Madaxweyne Siilaanyo, waxana tilmaamay inay arrimahaasi yihiin wax iska caadi ah. Wasiir Cukuse oo Maanta la hadlay saxaafadda, ayaa ugu horrayn ka Hadlay arrinta Wasiir Samaale, waxana Yididiilo ka Muujiyey in dib loosoo ladqabeeyo Wasiirkaas ay hore saaxiibka u ahaayeen Madaxweyne Siilaanyo.
Related posts:Dowladda Kenya OO ku amartay dhammaan dadka qaxootiga ah ee dalkaas ku sugan inay tagaan labada xero... Nuxurka Kulan Qarsoodi Ah Oo Dhex-maray Raysal Wasaaraha Israa’iil Iyo Dhaxal-Sugaha Sucuudiga Maxam... Daawo:Abwaanka Wayn Ee Axmed Saleebaan Bide Oo Gobolada Bariga Ku Booriyay Inay Coldaadaha Ka Baxaan COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|