DAAWO: Shaqaalaha Caafimaadka oo Heegan La Geliyey | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Shaqaalaha Caafimaadka oo Heegan La Geliyey
March 31, 2015 - Written by Editor:

Hargeisa(Wajaalenews) Wasaaradda Caafimaadka JSL ayaa heegan gelisay shaqaalaheeda si looga feejignaado dhibaato caafimaad oo ka iman karta qaxootiga ka soo baxaya colaada ka aloosan dalka aynu jaarka nahay ee yemen, sidoo kalena looga qayb qaadan lahaa ololaha nadaafadeed ee ay iclaamisay wasaaradda arimaha gudaha ee JSL oo guud ahaan Gobolada iyo degmooyinka ka bilaabanaya 7 bisha April.

COMMENTS
LINKS