|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxweynaha JSL Oo Xadhiga Ka jaray Mashaariic Caafimaad
March 3, 2015 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews) Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta kormeer ku tegay cisbitaalka guud ee caasimadda isagoo mid mid isu taagay bukaanka jiifa waadhka caruurta ee cisbitaalkaasi, waxana Madaxweynuhu dhagax dhigay Lixdameeyo qol oo lagu kordhin doono qaybta bukaan jiifka, halka sidoo kalena uu Madaxweynuhu xadhiga ka jaray qaybta cusub ee mashiinka CTC-Scan, iyadoo Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr saleebaan Ciise axmed iyo Gudoomiyaha Cisbitaalka Dr Axmed Cumar Askar ay madaxweynaha warbixino ka siiyeen xaalada guud ee Cisbitaalka dhexe ee caasimadda iyo horumarka laga wado adeegiisa.
Related posts:Daawo:Xukuumada Somaliland Oo Markii U Horaysay Ka Hadashay Mooshin La Horkeenay Baarlamaanka Sooma... Daawo:Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Mahadiyay Go,aankii Madaxwaynuhu Ka Qaata... Midkamid Ah Madaxdgaqaameedka Bariga Burco Oo Sheegay, In Cida Uu Doonayo Madaxwaynuhu In Uu Xidho A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|