|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Labada Xildhibaan Ee Dumarka Kaga Jira Golaha Oo Maanta Casuumad Balaaadhan oo Ay Isku Calool Xaadhanayeen u Sameeyey Golaha Deegaanka Gabiley
March 19, 2015 - Written by Editor:Gabiley(W.N): Labada xildhabaan ee kaliya haween kaga jira golaha deegaanka gabiley xildhibaan cibaado maax cilmi iyo xildhibaan nimco axmed cabdi ayaa maanta casuumad balaadhan u sameeyay 21 xildhibaan ee uu ka kooban yahay golaha deegaanka gabiley waxaana qodo sharaftaasi ka soo qaybgalay masuuliyiinta gobolka iyo marti sharaf kale ujeedada casuumaduna waxay ahayd sidii goluhu isku turxaan bixin lahaa tashwiishaydii soo kala dhexgalay mudadii labada sano ahayd ee goluhu jiray islamarkaasina maanta iskula jaan qaadi lahaayeen dhamaantood maadaam isbedel maamul ka dhacay golaha : halkan ka daawo qaabka ay casuumadaasi u dhacday iyo is calool-xaadhashdii golaha deegaanka gabiley: Related posts:DAAWO; “Waynu Guulaysanay Oo Waad ka War Qabtaan Balse Waxaynu Utanaasulnay Danta Qaranka” Gudoom... Dr Gaboose Iyo Cabdilaahi Dirawal Oo Ku Hungoobay Dalab Ay Ula Tageen Gudoomiyaha Golaha Guurtida So... Maayarka Boorama Oo Ka Hadlay Dablay Xalay Weerartay Gurigiisa Iyo Cida Uu La Xidhiidhiyay Falkaasi. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|