|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Fanaanad Yar oo Codkii Magool Halkiisii DHigtay Oo Ka Soo DHex Mudhay Barnaamijka Bandhig-Hibeedka S/land
March 8, 2015 - Written by Editor:Hargeysa(W.N): Ayaan maxamed axmed waa fanaanad dayar oo ka soo qaybgashay barnaamijka bandhig-hibeedka ee tvga qarranka somaliland iyadoo mashraxa wacdaro ka dhigtay kadibmarkay tartankaku soo gashay hees ay qaadi jirtay fanaanadii wayneyd ee xaliimo khaliif magool kadibna ayaan maxamed axmed ayaa halkii magool dhigtay heesta taasina waxay keentay inay ruxdo madashii oo gudidii xataa sarakacaan halkan hoose ka daawo hadaba ayaan maxamed axmed iyadoo codkii magool halkeedii dhigtay: Related posts:“Goboladii kale Ee Aanu Soo Marnay Midwaliba Waxay Dadku Noo Dhiibayeen Waraaqo Xidhan..”Wasiirkuxig... Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Sobobta Uu U Baaqday Shirkii Golaha Deegaanku... Xawalaaddaha Soomaalida Oo Laga Cabsi Qabo In La Xidho iyo Culayska Dhaqaale Ee Somaliland Ay Ku Kee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|