|
|||||
WAJAALE NEWS
Berbera oo Markii U Horaysay Ay Soo Gaadheen Qoxoonti Yamaniyiin Kana Soo Qaxay Duqaymaha
March 30, 2015 - Written by Editor:Berbera (Wajaalenews)- Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay in 32 qof oo Yemeniyiin ah oo ka yimid Ticis ay ka dageen dekedda Berbera ee Somaliland. Hay’addu waxay sheegtay in dadkan ay muddo 12 saacadood ah ku soo jireen badda. Dhinaca kale dowladda Soomaaliya iyo QM ayaa ka wada hadlay sidii loo daad-gureyn lahaa Soomaalida ku sugan Yemen. Wasiirka arrimaha dibedda Somalia, Cabdisalaam Hadliye Cumar ayaa VOA u sheegay in UNHCR ay mas’uuliyad ka saaran tahay ilaalinta qaxootiga Soomaalida ee Yemen ku sugan haddii mushkilad la soo kulanto. Related posts:Xukuumada oo Bilowday Qorshaha Dalka lagaga Saarayo Dadka Ajaanibka ee sharci darada ku Jooga Somali... Daawo:Fanaanka Caanka ah Ee Nuur Daalacay Sadexda Xisbi Qaran Keebuu Taageeraa Halkan Kaga Bogo DAAWO;Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub loo Sameeyey Xarunta Agoomaha Islama... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|