|
|||||
WAJAALE NEWS
Agaasimihii Waaxda Farsamada Ee Wasaaradda Warfaafinta, Somaliland, Eng Axmed Saleebaan Weyne, Oo Iska Casilay .
March 15, 2015 - Written by Editor:Hargeysa (Wajaalenews)- Agaasimihii waaxda Farsammadda ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Axmed Saleebaan Maxamed (Ina-Saleebaan Weyne) ayaa si rasmi ah iskaga casilay xilkii uu ka hayay wasaaradaasi, ka dib markii uu u adkaysan waayay mulaaqa iyo shaqo xumida uu gacmihiisa ku sameynayo Wasiirka Warfaafinta Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse). Agaasimaha waaxda Farsamadu waxa uu qoraalkiisa istiqaalada ah oo uu u gudbiyay Wasiir Abdillahiu Cukuse ku sheegay sida aan looga rajo qabin in wasaaradu ay hagaagto illaa inta uu joogo Wasiirka Warfaafinta oo caadaystay inuu si ficil ah ugu gabood falo, shaqaalaaha iyo madaxda wasaaradda uga hooseysaba. HALKAN KA AKHRI WARQADA OO DHAMAYSTIRAN, Related posts:DAAWO ;Khilaafkii Xisbiga Ucid Oo Halkii Ugu Adkayd Maraya iyo Garabka Jamaal Cali Xuseen Oo ku Dhaw... Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay Sobabta Madaxwaynuhu Uga Qaybgali Waayay Xaflada Qalin-jabint... DAAWO;Dooxa Agamsaha Oo Beeralaydii Ka Aasay 8 Ceel Biyood Ilaa 50 Ceelna Gabyanadii Ay Ku Fadhiyeen... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|