WAR DEG-DEG AH: DAAWO MUUQAAL:DIYAARAD KU BURBURTAY DALKA TIAWAN | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
WAR DEG-DEG AH: DAAWO MUUQAAL:DIYAARAD KU BURBURTAY DALKA TIAWAN
February 4, 2015 - Written by Editor:

TIAWAN/(W.N):Diyaarad ku burburtay Taiwan oo intii aysan wabiga ku dhicin dhinac kaga sii dhacday waddo weyn ayey ku dhinteen sadax iyo labaatan ruux.

Labaatan kale oo badan oon la tirin ayey shan iyo toban dhaawacmeen inkastoo ay badbaadeen.

Badbaadiyayaasha ayaa isku dayaya inay adeegsadaan wiish ay ku soo bixinayaan diyaaradda, TransAsia taasi, oo badi biyaha gashay.

Muuqaal yaab leh uu qaaday qof gaari watay oo buundada taagnaa ayaa soo bandhigay diyaradda oo sii dhaceysa ka hor intii uusan baalkeeda xoqin wadada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAA:

Waxay duulimaad gudaha ah uga soo kacday garoonka diyaaradaha Taipei. Ku dhawaad sodon ka mid ah rakaab ayaa ahaa dalxiisayaal ka yimid Shiinaha.

COMMENTS
LINKS