|
|||||
WAJAALE NEWS
Tahriibayaal Ka Badan 200 Oo Ku Dhintay Xeebaha Dalka Talyaaniga
February 11, 2015 - Written by Editor:Ugu yaraan 200 oo qof oo muhaajiriin Afrikaan ah ayaa ku dhintay xeebaha badda Mediterraneanka. Hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay UNHCR ayaa sheegtay in sidoo kale 100 kale la laayahay Dadkan ayaa saarnaa doonyo yaryar oo Sabtidii ka soo baxay dalka Libya iyaga oo doonayay inay gaadhaan xeebaha Talyaaniga,waxaan Tirada Doonyahan oo ahaa afar la helay saddex ka mida. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 29 qof ay ku dhinteen mid ka mid ah doonyahaasi Axaddii, waxaana la badbaadiyay 110. Laakiin labadii doon ee kale ayaa waxaa ku dhintay 116 qof waxaana soo badbaaday 9 qof kaliya. source:voasomali
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|