|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkaddaha Bixiya Addeega Korontada Oo Aan Wali Dhimin Lacagta Ay Kaga Iibiyaan Laydhka Bulshada Reer Somaliland.
February 11, 2015 - Written by Editor:Shirkaddah laydhka oo aan wali dhimin lacagta ay kaga iibiyaan laydhka dadka reer Somaliland =1doler 1kwt Markii hore 190$ foostada diesel imikana waxa laga siiyaa 130$foostadii diesel Dhaqaalaha wax soo saar ee dal leeyahay, ayaa waxa lagu oggaan karaa qiyaasta isugeynta wadarta guud ee ilaha dhaqaalee dal leeyahay, loona qaybiyayey wadarta guud ee tiradda dadka ku nool dal, taasoo lagu soo saaro dakhliga qof kasta soo gala ama uu soo saaro, sidaa daraadeed, inaga oo ka duulayna cabirka qiyaasta dhaqaalle ee aynu xusnay, ayaa waxa hubaal ah in haddii dalka Somaliland lagu saleeyo cabbirka qiyaasta heerka dhaqaalle ee qaaciidadaas ay soo bixi karto tiro aad u yar, taasina waa arrinta keentay in marka la soo saarayo heerka abla-ablaynta ee kala horreynta dhinaca dhaqaallaha adduunka aynu ka galno kaalmaha ugu hooseeya ama aynu hoggaanka u qabano liiska kala sarreynta ee dhinaca fuquradda adduunka. Haddaba, haddii aynu u soo gunddo-degno ararta ujeedada qoraalkan, HOOS UDHACAA KUYIMID SHIDAALKA OO DUNIDA SI WAYN LOOGA DAREEMAY AYAAN WALI KAMUUQAN DHAMAAN SHARIIKADAHA LAYDHKA KA IIBIYA SHACIBKA SOMALILAND WAXA XUSID MUDAN AYNU ISLA ARAGNO SIDAY WAX UJIRAAN FOOSTADA NAAFTADA AH WAXAY MARAYSAY LABA BILOOD KA HOR DEISEL 190$ MAANTANA 130$ WAXA U DHAXEEYA 60$ HADABA MARKUU MARAYEY 190$ ILAA MAANTA OO YAHAY 130$ HALKII KILOWATT WAXAY KU IIBINAYAAN 1DOLLER .WAA WAX LAGA NOXO IN AY DHIIG MIIRASHO KUSII WADAAN DADKOODA DANYARTA AH EE DAKHLIGOODU AADKA U HOOSEEYO SHARIIKADAHA IIBIYA LAYDHKA QAAR MALINTII WAXAY QAATAAN SHIDAAL DHAN 30FOOSTO 30FOOSTOX60$ =1800$ HADABA FAA IIDADOODII HORE WAXA UGU BIIRAY FAAIIDO KALE OO AH SHIIDAALKII OO UJABAY , HADABA MALINKASTA IYADOO LACAGTA INTAA LEEG UGA SOO HADHO SHIDAALKA AYAAN WALI WAXBA LAGA DAYNIN DADKA DANYARTA AH WAX HALKAA KACAD IN AY U HESHIIYEEN DADKA ayaa wuxuu ku biyo-shubanayaa, Sidaa daraadeed, shirkadda LAYDHKA IIBIYA OO si gaar ah loo leeyahay, laydhka, Somaliland u tafo-xaydatay siday ay ugu sii wadilahaayeen laydhka qaaliga ah , haddii nidaamkan uu sii socdo, ayaa waxa halis badan soo waajihi doontaa gebi ahaanba dadka ku nool Somaliland oo noqon doona kuwo kaliya ee ugu qaalisan adeega laydha ee ay sida xaqdarad ah ugu heshiiyeen shariikadaha sida gaarka ah loo leeyahay . Waxa xusid mudan, in ay dhowr jeer uu wasiirka ganacsigu kahadlay dhagay jalaq loomasiin ilaa waxyar mooyaane La soco qayaba dambe……
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|