SABO DAMEERAAD OON XOOLE KALE JIRIN SOORYO MALEEDAHAY ? ENG DAA,UUD
February 20, 2015 - Written by Editor:
Afhayeen ka xisbiga wadani ee gobolka gabilay ENG daa uud abiib axmed ahna musharax u taagan doorashada golaha wakiilada ayaa qoraal uu soo gaadhsiiyey warbaahintu waxa uu dhignaa sida WAXAN COD DHEER ku SHEEGAYA in la gaadhan xiligii Doorashadii balse xukuumadani ay ku mashqushay shirkan turkiga oo ay kala garan laaday nacabkeeda iyo xigaal keeda miyaanaynu laba dawladood kala ahayn 1960 xoriyada ka kala qaatay ingiriis iyo talyaani oo leh xuduudo la aqoon san yahay oo caalamiya hadaba istanbul ma isku toli kartaa laba dawladood Xagayse joogtaa somaliyada turkigu hashiisinaya MIYAANU OGAYN MAAHMAAHDA soomaaliyeed ee tidhaahda SABO DAMEERAAD OON XOOLE KALE JIRIN SOORYO MALEEDAHAY ? jawaabtu WAA MAYA hadaba NINKA SOORYO KARAADINAYA waxa kadhigan shirkan madhalayska ee istanbul waxaanan leeyahay xukuumada soemaliland KADIGTONADA QOOLAY LUQUN QABAD BIYO KUMA CABTO eh waxad kaga bixi kartan waa go,aan shacbi Hada usoo jeedsada wixii la idiin egmaday Waxa lamarayaa oo loo fadhiyaa in anay doorashadii maalin dib udhin 26 Jun 2015 Sidaad horeba u balan qadeen Kana waan tooba xisbi u jawaabista iyo hadalada bilaa xigmada ah ee aad caadaysateen in aad warbaahinta ka sheegtaan, Garoonkii ciyaarta waan joognaa waygaadhay kaalay oo tartama tartan ban diyar u nahay Tu barlaman tu madaxwayne waa la arki xisbiga alle u qoro ee hanta kalsoonida shacabka